Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Askari u dhashay Uganda oo Askar ku dilay xerada Xalane ee Muqdisho

Wargeeyska Daily monitor ee kasoo baxa Wadanka Uganda ayaa daabacay in Askar ka tirsan ciidanka AMISOM ay ku dhinteen muran dhexdooda ah oo ka dhacay arunta ay ku leeyihiin Magaaladda Muqdisho.

Ciidanku waxaa ay baarayaan waxa keenay in mid ka mid ah Askarta uu Muqdisho ku dilo Taliyihiisii kahor inta uusan isagu is dilin, ayuu daabacay Wargeeysku.

Ilo-wareed Muqdisho kusugan ayuu Wargeeysku kasoo xigtay in Askariga uu ka careeysiiyay Taliyihiisu kadibna uu dilay Afar Askari oo uu isagu ku jiro Sabtigii Todobaadkan.

Afayeenka Ciidanka Uganda Richard Karemire ayaa sheegay in Labo Askari oo kaliya ay waxyeelo soo gaartay, hadana uu socdo baaritaan ku aadan in la ogaado waxa Askariga falka uu sameeyay ku dhiiri geliayay.

“Waxa ku riixay wali lama oga. Waxaan dooneeynaa in aan ogaano in uu waalna iyo in kale” ayuu yiri Richard Karemire.

Toogashadu waxaa ay ka dhacday Saldhigga ugu weeyn ee Ciidanka AMISOM ay Soomaaliya ku leeyihiin, gaar ahaan meel ay joogaan Ciidanka ka socda Dalka Uganda oo ah dalka ay Soomaaliya ka joogaan ciidanka ugu badan.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO MUUQAAL:-Madaxwayne ku xigeenka Midowga Yurub oo Muqdisho timid & Kulankii Khayre la yeeshay
- May 21, 2019
Madaxwayne Ku-xigeenka Midowga Yurub, ahna Wakiilka arrimaha dibada iyo Siyaasadda amniga Federica Mogherini ...
Kenya oo Viise Garoonka laga Siin jiray Masuuliyiinta Soomaaliya ka Joojisay
- May 21, 2019
Dowlada Kenya ayaa bilowday inay diido dal ku galka ama Visaha On Arrival ee ...
DAAWO MUUQAAL:- Soomaali Caruurta kala Cararay Ingiriiska oo Geeyay Kismaayo
- May 21, 2019
 Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij Xiiso leh oo Telefishinka Channel 4 uu ...