Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Sri Lanca oo mar kale xayirtay Baraha Bulshada,ka dib rabshado loo geystay muslimiinta

Xukuumadda dalka Sri Labca ayaa si ku meel gaar ah u joojisay isticlaamka qeybo ka mid ah Baraha Bulshada,gaar ahaan hannaanka farriin diridda ee Faceboogga iyo  WhatsApp-ka,ka dib kolkii Barahaasi lagu soo bandhigay shaqaaqooyin looga horjeedo muslimiinta oo ka dhacay dhowr magaalo oo ka tirsan alkaasi.

Xayiraadda la saaray mar kale Baraha Bulshada waa tallaabo ku meel gaat ah oo la doonayo in lagu xasiliyo dalka,isla markaana looga fogaado xasilooni darada sidaasi waxaa yiri madax u hadashay warbaahinta dowladda ee Sri Lanca.

Tallaabadaan ayaa timid ka dib markii kooxo diimeed Kirishtaan ah ay dhagxan ku tureen Masaajidyo iyo goobo ganacsi oo ay lahaayeen dad muslimiin ah oo ku sugnaa magaalada dhacda Woqooyi galbeed ee Chilaw halkaasi oo ay ku badan yihiin dadka Kirishtaanka ah.

Madaxda dalkaasi ayaa sheegay in xabsiga la dhigay Abdul Hameed oo  38-sano jir ah,kaas oo lagu eedeeyay in uu Baraha Bulshada dhigay shaqaaqooyin looga horjedo dadka muslimiinta ah.

Tan iyo markii ay dhaceen qaraxyadii lala beegsaday Kiniisado iyo hoteello ku yiillay dalka Sri Lanca waxaa kordhay naceybka loo qabo muslimiinta ku nool dalkaasi.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo magacaabay Gudi Qaabilsan Wada hadalka DFS iyo Somaliland
- Jul 17, 2019
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto ku magacaabay Guddiga Qaran ...
TOP DAAWO: Somaliland oo ku hanjabtay inay Xajka ka harayso haddii Baasaboorka Somalia…..
- Jul 17, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=N2BS-cTzbII
Akhriso: Qodobo Laga Soo Saaray Shir Xasaasi Ah Oo Ka Socday Garoowe
- Jul 17, 2019
Caasimadda Garoowe waxaan maanta lagu soo gabagabeeyay Kullankii 1aad ee madasha Shaqo Abuurka Soomaaliyeed ...