Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Shil Gaari oo ay Ku dhinteen 10 ruux in kabadana Ku dhawantay oo ka dhcay Garissa Iyo Niarobi

10 qof ayaa ku geeriyootay, tobaneeyo kalena wey ku dhaawacmeen kadib shil gaari oo waaberigii hore ee saaaka ka dhacay Tuulladda Tula oo u dhexeysa Degmooyinka Bangal iyo Garissa ee W/bari ee dalkaasi
Bas ay la socdeen in ka badan 60-qof, kana soo ambabaxay xalay Degmadda Wajeer ayaa la sheegay inuu ku dhacay Gaari Tareel oo waday shixnad shamiinto ah, wuxuuna burbur xooggan ka soo gaaray daaqadaha iyo saqafka sare ee baska

8 Ruux oo ka mid ah dadka ku geeriyooday shilkaasi waxay la socdeen Baska, halka 3 kalena la socdeen gaariga Tareelka.
Dadka ku dhawaacmay shilkaasi waxaa loo qaaday Isvitaalka Guud ee Garissa iyo Xarumaha kale ee Caafimaadka ee ku yaalla TuulladdaTula oo u dhow Degmadda Bangal.
Taliyaha Boliska Gobalka W/Bari Kenya, Maxamed Birik waxa uu sheegay inuu shilkaasi dhacay, kadib, markii uu Bas ay lahayd shirkadda Gaadiidka ee Sabriin fool-ka-fool ugu dhacay Gaariga Tareelka ee waday Shixnadda shamiintada.
Waxa uu intaasi ku daray inay wadaan baaritaanka sababaha dhaliyey shilkaasi, isagoo nasiib-xumo ku tilmaamay tirada badan ee dadka ku geeeriyooday, kuna dhaawacmay shilkaasishilalka gawaarida ayaa Kuso badanaaya Kenya

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo magacaabay Gudi Qaabilsan Wada hadalka DFS iyo Somaliland
- Jul 17, 2019
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto ku magacaabay Guddiga Qaran ...
TOP DAAWO: Somaliland oo ku hanjabtay inay Xajka ka harayso haddii Baasaboorka Somalia…..
- Jul 17, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=N2BS-cTzbII
Akhriso: Qodobo Laga Soo Saaray Shir Xasaasi Ah Oo Ka Socday Garoowe
- Jul 17, 2019
Caasimadda Garoowe waxaan maanta lagu soo gabagabeeyay Kullankii 1aad ee madasha Shaqo Abuurka Soomaaliyeed ...