Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Xog : “95% weerarrada argagixiso ee dunida ka dhaca waxaa ka dambaysa CIA.”

“95% weerarrada argagixiso ee dunida ka dhaca waxaa ka dambaysa CIA.” –

Vladimir Putin ayaa sheegay in “95% weerarrada argagixiso ee dunida ka dhaca ay ka dambayso hay’adda CIA.”

Markii la waydiiyey sida ay maangal iyo sax ku noqon karto boqolleeyda ah 95%, Putin ayaa inta uu Xoogaa aamusay sharraxaad ka bixiyey in dunida aan loo maamulin sida ay dusha sare uga muuqato.

Putin ayaa sheegay in CIA ay tahay hay’ad aan daacad ahayn oo dunida ka wadda ajeendayaal fog oo qarsoodi ah oo ku saabsan in la sameeyo hal nidaam oo hal meel looga taliyo (New World Order).

Wuxuu intaa raacshey in CIA ay magac ahaan tahay hay’ad Maraykan, balse sida uu qabo aysan u taagnayn “danaha dadka Maraykanka”

Mar Putin la waydiiyay in kursigiisu uu marka dambe eersan karo hay’adda CIA oo dunida ka fulisa afgembiyo qorshaysan wuxuu ku jawaabey:

“Dadaal iyo xeel badan ayay u baahan tahay in Putin la gaarsiiyo heer uu libiqsado.“

Putin ayaa sheegay in: “insaanka madaxa laga haystey muddo dheer si “dareenkiisa loo hurdisiiyo” iyadoo la adeegsanayo siyaasadda iyo saxaafadda ay shirkaduhu leeyihiin

Bye Abdirizak Jubba

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO MUUQAAL:-Madaxwayne ku xigeenka Midowga Yurub oo Muqdisho timid & Kulankii Khayre la yeeshay
- May 21, 2019
Madaxwayne Ku-xigeenka Midowga Yurub, ahna Wakiilka arrimaha dibada iyo Siyaasadda amniga Federica Mogherini ...
Kenya oo Viise Garoonka laga Siin jiray Masuuliyiinta Soomaaliya ka Joojisay
- May 21, 2019
Dowlada Kenya ayaa bilowday inay diido dal ku galka ama Visaha On Arrival ee ...
DAAWO MUUQAAL:- Soomaali Caruurta kala Cararay Ingiriiska oo Geeyay Kismaayo
- May 21, 2019
 Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij Xiiso leh oo Telefishinka Channel 4 uu ...