Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO SAWIRRO:-Wasiirka Ganacsiga Somalia oo Beijing kula kulmay Madax ka tirsan Dawladda China

Shir u dhexeeya dowladaha Afrika iyo Shiinaha oo ku saabsan iskaashi iyo wax wada qabsi ayaa ka socda dalkaasi Shiinaah caasimadiisa,iyadoo ay ka qeybgalayaan wafuud kaladuwan.

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa shirkaasi u matalaya Soomaaliya,kaasi oo la filayo in ay ka soo baxaan qodobo wax ku ool ah,shirkan oo loogu magic daray Second Belt and Road Forums ee ka dhacaya Magaaladda Beijing ee dalka China.

Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye  ayaa la kulmay Wasiiro farabadan oo isugu jira kuwa dalka shirka martigeliyey ee China iyo kuwa Ganacsiga iyo Warshadaha ee shirka ka qaybgelaya oo kala hadlay Ganacsiga iyo Maalgashiga Soomaaliya.

Dowladda Shiinaah ayaa kamid ah wadamada galaangalka ku leh arrimaha Soomaaliya,gaar ahaan horumarinta mashaariicda iyo ganacsiga,iyadoo tani ay dhiirogelinayso in uu sii xoogeysto xiriirka labada dhinac.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO MUUQAAL:-Madaxwayne ku xigeenka Midowga Yurub oo Muqdisho timid & Kulankii Khayre la yeeshay
- May 21, 2019
Madaxwayne Ku-xigeenka Midowga Yurub, ahna Wakiilka arrimaha dibada iyo Siyaasadda amniga Federica Mogherini ...
Kenya oo Viise Garoonka laga Siin jiray Masuuliyiinta Soomaaliya ka Joojisay
- May 21, 2019
Dowlada Kenya ayaa bilowday inay diido dal ku galka ama Visaha On Arrival ee ...
DAAWO MUUQAAL:- Soomaali Caruurta kala Cararay Ingiriiska oo Geeyay Kismaayo
- May 21, 2019
 Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij Xiiso leh oo Telefishinka Channel 4 uu ...