Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO MUUQAAL:-Haweeney 71 jir ah oo 17 KM u lugaysay si ay dad Dhibaataysan u caawiso

Dilon Waxay Radio ga Ka Dhagaysatay Masiibada Ka Dhacday Dalkeeda’, Aad Ayayna Ugu Damqatay Dadkeedaa Dhibaatadu Soo Food-Saartay’ Waxaanay Go’aansatay Inay Caawiso.

Hadaba Islaantan Aya Ku Noolayd Caasimada Harare Iyadoo Masaafo 10-Mayl Ah’ La Soo Lugaysay Jawaan Culus Oo Ay Ka Buuxaan Maacuuntii ( Agabkii Gurigeeda Ay Ku Isicmaalaysay’ Iyo Dharkii Ay Iibinaysay Maalintaa Oo Dhan’

HALKAN KA DAAWO

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO MUUQAAL:-Madaxweyne Deni oo Xarigga ka Jaray Wadada weyn ee Gaalkacyo, Kormeerayna Xarumo Dowladeed.
- May 23, 2019
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Xarigga ka jaray wadada halbawlaha ...
DAAWO MUUQAAL:-Puntland oo soo gaba-gabaysay imtixaannada shahaadiga ah kana hadashay shahaadada Soomaaliya.
- May 23, 2019
https://www.facebook.com/sbcsomalitv/videos/2248166795496626/
DAWLADAHA CAALAMKA OO LEH GAALO IYO MUSLINBA KULANKOODII OO QIRAY HORMARKA DAWLADA SOOMAALIYA
- May 23, 2019
Karaamadii umada Soomaaliyeed oo soonoqotay,taasoo gaartay caalamka dhexdiisa heer quudhsi iyo liidasho midka ugu ...