Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO MUUQAAL:-Guddiga Dorashada jubbaland oo sheegay inay Kismaayo lagu qabanayo Doorashada Xildhibanada jubbaland.

Guddiga xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland ayaa waxa ay magaalada Kismaayo kula kulmeen Mas’uuliyiin ka socotey xafiiska Qaramada Miboobey ee Soomaaliya gaar ahaan xafiiska, waxaana hoggaaminayay Dr Magnus Bajarnasoon oo ah ninka ugu sareeya xafiiska Jubbaland.

Kulanka oo saacado kooban socdey islamarkaana Saxaafaddu ay dibad joog ka ahayd ayaa Dr Xamsa Cabdi Barre guddoomiyaha gudiga xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland oo kulanka ka dib Warbaahinta la hadlay ayaa sharaxey waxyaabaha ay ka wada hadleen Mas’uuliyiinta xafiiska UN ka socdey waxuuna sheegay inay Odayaasha dhaqanka Kismaayo Keenayaan si ay udoortaan Xildhibaanada Barlamaanka Jubbaland.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO MUUQAAL:-Madaxwayne ku xigeenka Midowga Yurub oo Muqdisho timid & Kulankii Khayre la yeeshay
- May 21, 2019
Madaxwayne Ku-xigeenka Midowga Yurub, ahna Wakiilka arrimaha dibada iyo Siyaasadda amniga Federica Mogherini ...
Kenya oo Viise Garoonka laga Siin jiray Masuuliyiinta Soomaaliya ka Joojisay
- May 21, 2019
Dowlada Kenya ayaa bilowday inay diido dal ku galka ama Visaha On Arrival ee ...
DAAWO MUUQAAL:- Soomaali Caruurta kala Cararay Ingiriiska oo Geeyay Kismaayo
- May 21, 2019
 Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij Xiiso leh oo Telefishinka Channel 4 uu ...