Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO MUUQAAL:-C/raxmaan Cirro oo Hargeysa Kasoo degay, iyo Dhacdooyinkii ugu dambeeyay oo si kulul uu uga hadlay

Cabdiraxmaan Cabdillaahi Cirro Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ayaa maanta soo gaadhay magaalada Hargeisa, Wuxuuna si kulul uga hadlay Dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee ka dhacay Somaliland intii uu Maqnaa.

Cirro ayaa sheegay  in Somaliland lawada leeyahay inaanay maanta jirin, Isagoo ka hadlay Go’aankii kasoo baxay  Kulmiye iyo Ucid , Wuxuuna ku tilaamay  Shahaadadii dhimashada Diimuqraadiyadda iyo Jiritaanka Somaliland,  Wuxuuna sheegay inay tahay Tallaabo Dildilaac ku Keeni karto  Somaliland.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO MUUQAAL:-Madaxwayne ku xigeenka Midowga Yurub oo Muqdisho timid & Kulankii Khayre la yeeshay
- May 21, 2019
Madaxwayne Ku-xigeenka Midowga Yurub, ahna Wakiilka arrimaha dibada iyo Siyaasadda amniga Federica Mogherini ...
Kenya oo Viise Garoonka laga Siin jiray Masuuliyiinta Soomaaliya ka Joojisay
- May 21, 2019
Dowlada Kenya ayaa bilowday inay diido dal ku galka ama Visaha On Arrival ee ...
DAAWO MUUQAAL:- Soomaali Caruurta kala Cararay Ingiriiska oo Geeyay Kismaayo
- May 21, 2019
 Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij Xiiso leh oo Telefishinka Channel 4 uu ...