Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Golaha Shacabka oo maanta Warbixin ka dhageysanaya Guddiga xudoodaha dalka

Xarunta Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya waxaa maanta kulan ku yeellanaya xildhibaanada golaha shacabka kaddib mudo maalin ah oo Todobaadkaan aysan yeelan wax kulan ah.

Xildhibaanada golaha Shacabka kulankooda maanta ayaa
Waxaa hortagaya Guddiga madaxa_bannaan ee 
xaduudaha Qaranka kuwaas oo 
Xildhibanada warbixin ka siinaya soohdimaha ay doonayaan inay u sameeyaan maamul gobaleedyada dalka ka jira.

Guddiga xaduudaha oo 
Todobaadkaan la kulmay wasaaradda Dastuurka dalka ayaa kulankaas lagu qorsheeyay in soohdimo kala xadeeyo maamul gobaleedyada dalka, si dib loogu laabto sharciyadii lagu dhisay maamul goboleedyada, oo 
qaarkood ay sheegeen in dhismahoodu uu hareermaray dastuurka Dalka.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Dawladda Somalia oo si adag uga Hadashay Duqayn Kenya ka gaystay gudaha Dalka
- Aug 25, 2019
Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda ayaa si kulul uga hadashay weerarkii   Ciidamada Kenya ay ...
DHAGEYSO:-Madaxweynaha Puntland oo si Cajiib ah markii ugu horeysay kaga hadlay Maqaanka Muqsisho
- Aug 25, 2019
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo ka qeyb galay Munaasabad lagu qabtay ...
DAAWO:-Cali Maxamed Geedi Fariin Culus udiray dowlada Fadaraalka Somalia
- Aug 25, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=GUxyhmq_aqY