Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

NISA oo shaacisay in ay qabatay Xubin ka tirsan Al-shabaab

War qoraal ah oo ka soo baxay Hay’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA, ayaa lagu sheegay in Howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen Degmada Shibis, iney gacanta ku dhigeen Xubin ka tirsan Ururka Al-shabaab oo dilal qorsheysan ka geysan jiray Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Hay’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA, mashaacin magaca shaqsiga ay gacanta ku soo dhigeen ama Sawirkiisa,balse waxa ay shegeen in howlgal qorsheysan oo ay ka sameyeen Xaafad ka tirsan Degmada Shibis iney ku soo qabteen.

Ciidamada Amniga ayaa gacanta ku soo dhigay Xubin Amniyaat Al-shabaab oo ku sugnaa Degmada Shibis. Eedeysanaha oo ka howlgali jiray Degmooyinka Shibis & Heliwaa ayaa lagu tuhmayaa inuu ka dambeeyay dilal qorsheysan oo dad shacab ah loo geystay, ayaa lagu yiri war qoraal ah oo ka soo baxaya NISA.

Sikastaba ha ahaate Hay’adda Nabad sugida iyo sirdoonka Soomaaliya ee NISA, ayaa inta badan sheegta iney soo qabtaan Xubno ka tirsan Al-shabaab ama la xiriirnayo,iyadoona bilihii ugu dambeeyay xoojiyay howlgallada ay ku baadi gobeyso Xubnaha ka tirsan Al-shabaab.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO MUUQAAL:-Madaxwayne ku xigeenka Midowga Yurub oo Muqdisho timid & Kulankii Khayre la yeeshay
- May 21, 2019
Madaxwayne Ku-xigeenka Midowga Yurub, ahna Wakiilka arrimaha dibada iyo Siyaasadda amniga Federica Mogherini ...
Kenya oo Viise Garoonka laga Siin jiray Masuuliyiinta Soomaaliya ka Joojisay
- May 21, 2019
Dowlada Kenya ayaa bilowday inay diido dal ku galka ama Visaha On Arrival ee ...
DAAWO MUUQAAL:- Soomaali Caruurta kala Cararay Ingiriiska oo Geeyay Kismaayo
- May 21, 2019
 Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij Xiiso leh oo Telefishinka Channel 4 uu ...