Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Hadii Qiimaha Xilku intaas le’eg yahay maxaa tartan adag loogu Galaa ! .

Khaliifkii Haaruun Alrashiid ayaa Maalin loo keenay koob biyo ah.
Markii uu damcay inuu kabbado ayaa shiikh ag fadhiyey oo la oran jirey Ibnu Sammaak ku yiri “boqoroow haddii laguu diido koobka biyaha ah maxaad ku iibsan lahayd?”

Wuxuu yiri “boqortooyadayda barkeed”. Markii uu cabbay ayaa haddana shiikhii weydiiyey “boqorow haddii biyahaas jirkaaga ka soo bixi waayaan (kaadidu kugu dhegto) maxaad ku iibsan lahayd?”

Wuxuu yiri “boqortooyadayda oo dhan.”

Sheekhii ayaa markaas ku yiri “Haddaba Saldanad qiimaheeduba yahay koob biyo ah iyo kaadi uma qalanto in lagu tartamo.”

Bye Cabdirisaaq Jubba

Kala xiriir

https://m.facebook.com/abdirizak.jubba

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO MUUQAAL:-Madaxwayne ku xigeenka Midowga Yurub oo Muqdisho timid & Kulankii Khayre la yeeshay
- May 21, 2019
Madaxwayne Ku-xigeenka Midowga Yurub, ahna Wakiilka arrimaha dibada iyo Siyaasadda amniga Federica Mogherini ...
Kenya oo Viise Garoonka laga Siin jiray Masuuliyiinta Soomaaliya ka Joojisay
- May 21, 2019
Dowlada Kenya ayaa bilowday inay diido dal ku galka ama Visaha On Arrival ee ...
DAAWO MUUQAAL:- Soomaali Caruurta kala Cararay Ingiriiska oo Geeyay Kismaayo
- May 21, 2019
 Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij Xiiso leh oo Telefishinka Channel 4 uu ...