Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO MUUQAAL:- Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Soo Xiray Shir-weynaha Culimada Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta soo xiray shir waynaha culimada Soomaaliyeed oo mudda sedax maalin ah ka socday Muqdisho.


Ra’iisul Wasaaraha ayaa khudbadiisa soo xiritaankiisa shir waynaha ku sheegay in culimada, shacabka Soomaaliyeed iyo hoggaanka dalkka laga doonayo in ay dhaqan geliyaan natiijada kasoo baxday shirkaan oo intii uu socday looga dooday kaalinta culimada ee xoojinta amniga iyo dib-u-heshiisiinta dalka.


Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa culimada kula dardaarmay culimada in si wadajir ah cilmigooda ay ugu hagaan bulshada si looga hor tago dhagarta argagaxisada.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAWLADAHA CAALAMKA OO LEH GAALO IYO MUSLINBA KULANKOODII OO QIRAY HORMARKA DAWLADA SOOMAALIYA
- May 23, 2019
Karaamadii umada Soomaaliyeed oo soonoqotay,taasoo gaartay caalamka dhexdiisa heer quudhsi iyo liidasho midka ugu ...
Trump Oo Billad Abaalmarin Gudoon siiyey Askari Horey U Dilay Arday Soomaaliyeed
- May 23, 2019
Madaxweynaha Maraykanka ayaa waxa uu Billad ugu sarreysa Boliska dalkiisa guddoonsiiyey Askari lagu ...
Nin Isku Qarxin Lahaa Meel Munaasabad Ka Socotay Oo Gacanta Lagu Dhigay
- May 23, 2019
Wararka Kaimanaaya Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi ...