Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Gudiga doorashooyinka Jubbaland oo la kulmey Madaxa Xafiika QM ee Kismaayo

Guddiga Madaxa bannaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta waxa ay Hoolka Daawad ee magaalada Kismaayo kula kulmeen Mas’uuliyiin ka socotey xafiiska Qaramada Miboobey ee Soomaaliya gaar ahaan xafiiska Kismaayo,waxaana hoggaaminayay Dr Magnus Bajarnasoon oo ah ninka  ugu sareeya xafiiska Jubbaland.

Kulanka oo saacado kooban socdey islamarkaana Saxaafaddu ay dibad joog ka ahayd ayaa waxaa looga hadley arrimo badan oo labada dhinac khuseeya iyadoona guddiga Madaxa bannaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland ay hanaankooda shaqo la wadaageen Mas’uuliyiintii ka socotey xafiiska Jamciyadda Quruumaha ka dhaxeysa.

Dr Xamsa Cabdi Barre guddoomiyaha gudiga Madaxa bannaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland oo kulanka ka dib Warbaahinta la hadlay ayaa sharaxey waxyaabaha ay wada hadleen Mas’uuliyiinta xafiiska UN-ka ka socdey isagoona dhanka kale sheegay in wax walba sidii loo baahnaa ay u socdaan.

Dr Dr Magnus Bajarnasoon oo ah madaxa Xafiiska Qaramada Midoobey ee Magaalada Kismaayo ayaa dhankiisa sheegay in howl wanaagsan ay socoto islamarkaana ay rajo wanaagsan ka qabaan hanaanka uu u shaqo bilaabay guddigan.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Dawladda Somalia oo si adag uga Hadashay Duqayn Kenya ka gaystay gudaha Dalka
- Aug 25, 2019
Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda ayaa si kulul uga hadashay weerarkii   Ciidamada Kenya ay ...
DHAGEYSO:-Madaxweynaha Puntland oo si Cajiib ah markii ugu horeysay kaga hadlay Maqaanka Muqsisho
- Aug 25, 2019
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo ka qeyb galay Munaasabad lagu qabtay ...
DAAWO:-Cali Maxamed Geedi Fariin Culus udiray dowlada Fadaraalka Somalia
- Aug 25, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=GUxyhmq_aqY