Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Dowladda iyo Al-Shabaab oo la wadahadal-siinayo

Iyadoo dhawaan uu Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu sheegay in ay ka doonayaan Culimada Soomaaliyeed in ay door weyn ka qaataan wadahadalsiinta Al-Shabaab iyo dowladda Soomaaliya ayaa waxaa baaqaas ka jawaabey Culimada Soomaaliyeed.

Madaxweynaha ayaa xasuusiyey Culimada Soomaaliyeed ee dal iyo dibadba isaga kala yimid, caqabadaha iyo dhibaatooyinka dib u dhigay xaqiijinta himilooyinka shacabka Soomaaliyeed oo ay ka mid yihiin, qabyaaladda iyo musuq maasuqa.

Dhinaca kale Baaqa Madaxweynaha waxaa kasoo jawaabay Culimada ku shiray Mogadisho, iyagoo sheegay in ay diyaar u yihiin fulinta codsiga madaxweynaha ee ah wadahadal-siinta Al-Shabaab iyo dowladda Soomaaliya.

Sheekh Xasan Jaamici oo kamida Culimada kulanka uga soconaya Magaalada Mogadisho ayaa sheegay in diyaar u yihiin wadahadalsiinta Al-ShabAab iyo dowladda, ayna fududahay arintaasi, laakin waxa uu ka dalbaday in xukuumada ay u fasaxdo in ay tagaan goobaha Al-Shabaab maamulaan.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Trump Oo Billad Abaalmarin Gudoon siiyey Askari Horey U Dilay Arday Soomaaliyeed
- May 23, 2019
Madaxweynaha Maraykanka ayaa waxa uu Billad ugu sarreysa Boliska dalkiisa guddoonsiiyey Askari lagu ...
Nin Isku Qarxin Lahaa Meel Munaasabad Ka Socotay Oo Gacanta Lagu Dhigay
- May 23, 2019
Wararka Kaimanaaya Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi ...
Madaxweynaha Jubbaland Oo Booqday Baar-Sanguuni
- May 23, 2019
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa booqday Deegaanada Baarsanguuni ...