Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO MUUQAAL:-Suldaan Cabdullaahi Cali Sonkor oo ka mid ah Salaadiinta Jubbaland Oo beeniyay warar lagu baahiyay Baraha bulshada.

Shir ay magaalada Kismaayo ku yeesheen Odayaasha dhaqanka Jubbaland ayaa waxaa ay ku beeniyeen war la isla dhex marayay baraha bulshada kaas oo ahaa in Baasaboorkii laga qaadey loona diidey in magaalada Kismaayo ka dhoofo Suldaan Cabdullaahi Cali Sonkor oo ka mid ah Salaadiinta Jubbaland.

Af-hayeenka Salaadiinta dowlad goboleedka Jubbaland Ugaas Cumar Xiirey oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ay beeninayaan wararka ay qoreen qaar ka mid ah warbaahinta iyo Wariyayaasha Soomaalida kuwaas warar been abuur ah ku qorey baraha bulshada,taasna ay tahay wax aan qabanin odayaasha dhaqanka Jubbaland,dhaqankuna uu ka madax bannaan yahay Siyaasadda dalka ka jirta.

Suldaan Cabdullaahi Cali Sonkor oo ah Suldaanka lagu been abuurtay ayaa isagana dhankiisa ka hadlay isaga oo sheegay in wararka lagu qoray baraha bulshadda ay been iyo boronbagaando yihiin waxbana aysan ka jirin.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Trump Oo Billad Abaalmarin Gudoon siiyey Askari Horey U Dilay Arday Soomaaliyeed
- May 23, 2019
Madaxweynaha Maraykanka ayaa waxa uu Billad ugu sarreysa Boliska dalkiisa guddoonsiiyey Askari lagu ...
Nin Isku Qarxin Lahaa Meel Munaasabad Ka Socotay Oo Gacanta Lagu Dhigay
- May 23, 2019
Wararka Kaimanaaya Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi ...
Madaxweynaha Jubbaland Oo Booqday Baar-Sanguuni
- May 23, 2019
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa booqday Deegaanada Baarsanguuni ...