Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Kenya oo Bilad Gudoonsiisay C.raxmaan C.shakuur iyo Cumar C.rashiid iyo Shirkii Mucaaridka

Farshaxanka Soomaaliyeed ee Amiin Caamir ayaa Sawir Cajiib ah ka sameeyay Shirkii Magaalada Nairobi ay ku yeesheen Qaar kamid ah Siyaasiyinta Mucaaridka ku ah Dawladda Soomaaliya.

Sawirka ayaa lagu muujiyey In Halkaasi lagu Qaadanayo Cashar Ciwaankiisu yahay, “INAY QASKA WADAAN, OO QALBI JEBIYAAN UMMADDA SOOMAALIYEED, INAY KA MASHQUULIYAAN DACWADDA BADDA KANA SHAQEEYAAN MOOSHIN LAGA KEENO XUKUUMADDA. “

Dhinaca kale Siyaasiyiinta C.raxmaan Cabdishakuur iyo Cumar C.rashiid oo horay ugu saxeeyay Kenya Qaybo kamid ah Badda Soomaaliya ayaa sawirka lagu muujiyey inay yihiin Dad fiican “ARDAYDAAN HA LAGU DAYDO, SHALAY WAY FIICNAAYEEN, MAANTANA WAA NO.1”.

Dad badan ayaa aaminsan in shirka Nairobi ay dabada ka riixayaan Dawlado shisheeye oo isbiirsaday, kuwaasi kasoo horjeeda Xasilooni iyo Nabad ka dhalata Soomaaliya.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO:-Gudoomiyaha xidigaha geeska oo ka hadlay weerarkii lagu soo qaaday
- Jul 23, 2019
Maxamed axmed bakaal ciro waa gudoomiyaha xidiga geeska maalin kahor ayaa weerar lagu ...
SAWIRRO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Baydhabo ka furay Madasha Arrimaha Bini’aadninimada Dalka
- Jul 23, 2019
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo gaaray ...
DAAWO:-Gudigii Horumarinta Boosaaso oo dib xoriyadooda u helay.
- Jul 23, 2019
Waxaa maanta dib xoriyadooda u helay qaar ka mid ah xubnihii gudigga dayactirka wadada ...