Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Galmudug oo ka baxday Shirka looga hadlayay Arimaha Diinta oo ka socda Muqdisho

Wasiirka Arimaha Diinta iyo Awqaafta ee Maamulka Galmudug Cabdishakuur Macalim Ciise ayaa sheegay in ay ka baxeen Shir wayne Qaran oo arimaha diinta looga hadlayo oo ka socda magaalada Muqdisho.

Shirkaan ayaa magaalada Muqdisho waxaa ka furay Madaxweynaha soomaaliya waxaana soo qaban qaabiyay Wasaaradda Arimaha diinta iyo Awqaafta Soomaaliya.

Galmudug ayaa shirka ka baxday kadib markii lagu casuumay Wasiiro katirsan Xukuumad uu Cadaado kaga dhawaaqay Axmed Baasto oo sheegtay Madaxweynaha Galmudug.

Wasiir Cabdishakuur Albadri ayaa sheegay in tabashadooda ay la wadaagayn Dowladda Soomaaliya balse ay ka meer meertay jawaabta Tabashada Galmudug.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Dawladda Somalia oo si adag uga Hadashay Duqayn Kenya ka gaystay gudaha Dalka
- Aug 25, 2019
Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda ayaa si kulul uga hadashay weerarkii   Ciidamada Kenya ay ...
DHAGEYSO:-Madaxweynaha Puntland oo si Cajiib ah markii ugu horeysay kaga hadlay Maqaanka Muqsisho
- Aug 25, 2019
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo ka qeyb galay Munaasabad lagu qabtay ...
DAAWO:-Cali Maxamed Geedi Fariin Culus udiray dowlada Fadaraalka Somalia
- Aug 25, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=GUxyhmq_aqY