Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Akhriso:-Dilka ka dhacay gobolka mudug

Koox hubeysan ayaa xalay waxaa ay wiil dhalin yaro ah ku dileen degmada Galdogob ee Gobalka Mudug.

Wiilka  dhalinyara ee la dilay ayaa waxaa uu ka mid ahaa dhalin yarada ka tirsanaa bahda isboortiga degmadaasi .

Marxuumka la dilay  ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Caddaawe Cali Aadan , waxaana la sheegay inuu u dhintay dhaawac culus oo ka soo gaaray rasaas uu ku furay nin hubaysan oo aan weli faahfaahin laga hayn sababta uu dilka u geystay.

Goobjoogayaal ayaa warbaahinta u sheegay in kooxda dilka geystay ay goobta ka baxsadeen, iyadoona halkaasi ay gaareen ciidamo ka tirsan booliska Puntland , kuwaasi oo halkaasi baaritaano ka sameeyay.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

SAWIRRO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Baydhabo ka furay Madasha Arrimaha Bini’aadninimada Dalka
- Jul 23, 2019
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo gaaray ...
DAAWO:-Gudigii Horumarinta Boosaaso oo dib xoriyadooda u helay.
- Jul 23, 2019
Waxaa maanta dib xoriyadooda u helay qaar ka mid ah xubnihii gudigga dayactirka wadada ...
Guddiga Qabanqaabada Shirweynaha Dib u heshiisiinta Galmudug oo sheegay in Shirka la qaban doono Shanta Bisha Agoosto.
- Jul 23, 2019
Guddiga Qabanqaabada Shirweynaha Dib-u-heshiisiinta Galmudug oo u xilsaaran qaabkii xal waara loogagaari lahaa khilaafaadka ...