Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO MUUQAAL:-Golaha Aqalka sare oo Kal-fadhigii 5aad, Kulankiisa 3aad Muqdisho ku yeeshay

Golaha Aqalka sare BFS ayaa yeeshay kal-fadhiga 5aad kulankiisa 3aad, ajandahana waxa uu ahaa Dhagaysiga warbixinta guddiga la socodka iyo dib u eegista dastuurka iyo Akhrinta 1aad ee hindise sharciyeedka xaqsiinta Siyaasiyiinta.

Kulanka ayaa waxaa shir guddoominayay guddoomiye ku-xiggeenka 1aad golaha aqalka sare baarlamaanka federaalka Soomaaliya  sen, Abshir Maxamed Axmed.

Sen. Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid Guddoomiyaha guddiga la socodka iyo hirgelinta dastuurka  BFS ayaa ka hadlay dhismaha guddiga iyo xubnaha uu ka kooban yahay, waxa uuna sheegay in guddiga uu ka kooban yahay 16 xubnood oo ka kala socda labada aqal baarlamaanka iyo xubno ka kala socda dowlad goboleedyada xubnaha ka ah dowlada federaalka Soomaaliya.

Sen.  Xuseen Sheeq Maxamuud Xoghayaha  guddiga la socodka iyo hirgalinta dastuurka  BFS ayaa sharaxaad ka siiyay golaha qodobada laga soo shaqeeyay  iyo  kuwa dhinaca awood qaybsiga ugu maqan dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada.

guddoomiye ku-xiggeenka 1aad golaha aqalka sare baarlamaanka federaalka Soomaaliya  sen. Abshir Maxamed Axmed  ayaa sheegay in la guda galayo ajandaha labaad ee fadhiga ee ah Akhrinta 1aad ee hindise sharciyeedka Xaqsiinta Siyaasiyiinta, waxaana senatarada ka hor akhriyay sen. Mahdi Daahir Sheeq Nuur oo xubin ka ah guddiga xeer hoosaadka golaha aqalka sare.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Amray Hirgelinta Iyo Fulinta Xeerka Kufsiga
- Apr 24, 2019
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna ku-simaha Madaxweynha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa amray ...
DAAWO MUUQAAL:-Xisbiga Wadani oo Weerar ku Qaaday Imaaraadka, Kana hadlay Heshiiska Ucid iyo Kulmiye
- Apr 24, 2019
Xisbiga Wadani ayaa si kulul uga hadlay Heshiiska ay arimaha Doorashada ka wada ...
DAAWO MUUQAAL:-Faadumo Siciid oo Afka furatay, Arinta DP-World Iyo Berbera
- Apr 24, 2019
Faadumo Siciid oo kamid ah Masuuliyiinta Xisbiga Wadani , ayaa khudbad dhinacyo badan ...