Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Wasiirka cusub ee Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Somalia oo Xilka la wareegay

Xafladan xilwareejinta ah oo ka dhacday xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa goob joog ka ahaa Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka , labada wasiir ee xilka ku kala wareegayey, xildhibaano katirsan golaha shacabka, iyo qeybaha kala duwan ee Shaqaalaha wasaaradda.

Wasiirkii hore ee Wasaaradda shaqada iyo arimaha Bulshada Saalax Axmed Jaamac oo ugu horeyn Munaasabadda xilwareejinta ah ka hadlay ayaa sharaxay wixii u qabsoomay intii uu xilkaasi hayey, wuxuuna dhinaca kale wasiirka cusub kula dardaarmay inuu howsha halkeeda kasii wado.

Wasiirka cusub ee shaqada iyo arimaha Bulshada mudane Sadiiq Xersi Warfaa  ayaa sheegay in ay shaqo badan sugeyso, isla markaana uu  sida ugu dhaqsiyaha badan uga shaqeyn doono sidii ay u gaari lahaayeyn hadafka horumarineed oo ay tiigsanayaan.

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed oo gabagabada munasaabada ka hadlay ayaa amaanay shaqadii wanaagsaneyd ee uu qabtay wasiirkii hore ,wuxuuna dhinaca kale wasiirka cusub kula dardaarmay inuu si hufan I guto waajibaadka loo idmaday.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Top Dhageyso: Musharrixiin Kalsoonida Kala Laabtay Guddiga Doorashada Jubbaland
- Jul 19, 2019
Iyadoo maalinkii khamiista ee  shalay guddiga doorashada madaxtinimada Jubbaland ay soo saareen shuruudo adag oo la ...
TOP NEWS: Beelo Ka Soo Horjeestay Guddiga Dib U Heshiisiinta Galmudug
- Jul 19, 2019
Qaar ka mid ah waxgaradka maamulka Galmudug ayaa si weyn uga soo horjeestay Guddiga ...
TOP DAAWO: Farmaajo, Somalilandta uu la hadlayo waa middee?+Sir Culus
- Jul 19, 2019
Dood ayaa ka taagan Sida ay Wadahadal Midho-dhal ah u yeelan karaan DF-Soomaaliya iyo ...