Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO SAWIRRO:-Shirka Tubta Siyaasadda Loo Dhanyahay oo Looga Hadlay Dhammaystirka Xafiisyada Guddida Doorashooyinka

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa guddoomiyay shirka tubta siyaasadda loo dhanyahay oo lagu qabtay Muqdisho.

Kulanka tubta siyaasadda loo dhanyahay ee maanta ayaa looga hadlay dhammaystirka xafiisyada goballada ee guddiga madaxa baannaan ee doorashooyinka qaranka iyo astaynta goobaha ugu habboon ee lagu diiwaan gelin karo codbixiyaha.
Shirka ayaa la iskula gartay dardar-gelinta dhammeystirka xafiisyada guddida madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka ay ku yeelanayaan maamul goballeedyada iyo astaynta goobaha ugu habboon ee diiwaan-gelinta codbixiyaha.

Himilooyinka Tubta Siyaasadda loo dhanyahay ayaa waxaa qayb ka ah Qaan-gaarsiinta nidaamka Federaalka, dhameystirka nidaamka dib-u-heshiisiinta, Dhameystirka Qabyo qoraalka dastuurka iyo Diyaarinta hannaanka iyo qorsheynta doorshooyinka 2020.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Amray Hirgelinta Iyo Fulinta Xeerka Kufsiga
- Apr 24, 2019
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna ku-simaha Madaxweynha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa amray ...
DAAWO MUUQAAL:-Xisbiga Wadani oo Weerar ku Qaaday Imaaraadka, Kana hadlay Heshiiska Ucid iyo Kulmiye
- Apr 24, 2019
Xisbiga Wadani ayaa si kulul uga hadlay Heshiiska ay arimaha Doorashada ka wada ...
DAAWO MUUQAAL:-Faadumo Siciid oo Afka furatay, Arinta DP-World Iyo Berbera
- Apr 24, 2019
Faadumo Siciid oo kamid ah Masuuliyiinta Xisbiga Wadani , ayaa khudbad dhinacyo badan ...