Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Mid ka mid ah odoyaasha dhaqanka muqdisho”Madaxweyne farmaajo dhibaatada ha ka daayo muqdisho ama xilka qaadis ayaa lagu samayn doona”

Baryahan danbe caasimada somalia ee muqdisho waxa ka jiray shirar ay odoyaasha iyo siyaasiyiintu uga hadlayeen arimaha amaanka iyo wadooyinka qaar oo la xidho xiliyada ay jiraan shirar iyo madaxda soo booqda caasimada dalka.

Mid ka mid ah odoyaasha dhanka oo la hadlay warbaahinta muqdisho ayaa sheegay in hadii aan si shuruud la’aan ah loo furin wadooyinka wali xidhan taasi ay keeni karto xilka qaadis ka soo hormarta mudada xil hayneed ee madaxweyne farmaajo

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Top Dhageyso: Musharrixiin Kalsoonida Kala Laabtay Guddiga Doorashada Jubbaland
- Jul 19, 2019
Iyadoo maalinkii khamiista ee  shalay guddiga doorashada madaxtinimada Jubbaland ay soo saareen shuruudo adag oo la ...
TOP NEWS: Beelo Ka Soo Horjeestay Guddiga Dib U Heshiisiinta Galmudug
- Jul 19, 2019
Qaar ka mid ah waxgaradka maamulka Galmudug ayaa si weyn uga soo horjeestay Guddiga ...
TOP DAAWO: Farmaajo, Somalilandta uu la hadlayo waa middee?+Sir Culus
- Jul 19, 2019
Dood ayaa ka taagan Sida ay Wadahadal Midho-dhal ah u yeelan karaan DF-Soomaaliya iyo ...