Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Xildhibaanada Golaha shacabka oo su’aalo weydiinaya Mas’uuliyiinta Hay’adaha Amniga dalka

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa ay dood kulul uga socotaa xaruntada Golaha Shacabka , iyagoona Su’aalo lagu weydiinayo Wasiirada Amniga, gaashaandhiga iyo Taliyeyaasha ciidamada.

Inta madaxda Hay’adaha amniga ayaa waxaa wax laga weydiinayaa xaalada amaan ee Magaalada Muqdisho, waxaana la soo warinayaa in su’aalaha ugu badan la weydiinayo taliye Ku xigeenka Hay’ada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Soomaaliya Fahad Yaasiin.

Kulanka ayaa waxaa uu ku furmay 150 mudane ,waxaana Shir Guddoominaya kulanka guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal, isagoona Xildhibaanada u sheegay in Su’aalo weydiinta ay ku egtahay mudo Hal daqiiqo ah halka jawaabaha mas’uuliyiinta ay heystaan Saddex Daqiiqo sida warbaahinta u sheegeen xildhibaano ka tirsan Golaha shacabka.
Hoos ka dhageyso mid ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka oo kula ka dib warbaahinta la hadlay

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Amray Hirgelinta Iyo Fulinta Xeerka Kufsiga
- Apr 24, 2019
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna ku-simaha Madaxweynha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa amray ...
DAAWO MUUQAAL:-Xisbiga Wadani oo Weerar ku Qaaday Imaaraadka, Kana hadlay Heshiiska Ucid iyo Kulmiye
- Apr 24, 2019
Xisbiga Wadani ayaa si kulul uga hadlay Heshiiska ay arimaha Doorashada ka wada ...
DAAWO MUUQAAL:-Faadumo Siciid oo Afka furatay, Arinta DP-World Iyo Berbera
- Apr 24, 2019
Faadumo Siciid oo kamid ah Masuuliyiinta Xisbiga Wadani , ayaa khudbad dhinacyo badan ...