Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Kulan dhexmaray madaxweyne farmaajo iyo odoyaasha dhaqanka muqdisho oo fashil ku soo dhamaaday

Magalada muqdisho waxaa kulan ku yeeshay odoyasha dhaqanka muqdisho iyo madaxweyne farmaajo kaasi oo sida qaar ka mid ah odoyaasha dhaqanku ay warbaahinta u shegeen fashil ku soo dhamaaday

Mid ka mid ah odoyaasha kulanka loo xil saaray ayaa sheegay in markii loo tagay madaxweyne farmaajo uu ka gaabsaday in laga wada hadlo arimhii ay u socdeen wuxuu sheegay in farmaajo uu sheegay kaliya qado sharaf xaalku uu yahay

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Top Dhageyso: Musharrixiin Kalsoonida Kala Laabtay Guddiga Doorashada Jubbaland
- Jul 19, 2019
Iyadoo maalinkii khamiista ee  shalay guddiga doorashada madaxtinimada Jubbaland ay soo saareen shuruudo adag oo la ...
TOP NEWS: Beelo Ka Soo Horjeestay Guddiga Dib U Heshiisiinta Galmudug
- Jul 19, 2019
Qaar ka mid ah waxgaradka maamulka Galmudug ayaa si weyn uga soo horjeestay Guddiga ...
TOP DAAWO: Farmaajo, Somalilandta uu la hadlayo waa middee?+Sir Culus
- Jul 19, 2019
Dood ayaa ka taagan Sida ay Wadahadal Midho-dhal ah u yeelan karaan DF-Soomaaliya iyo ...