Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Golaha Axsaabta Siyaasada Itoobiya oo Gudoomiye Doortay

Dhawaan ayay ahayd markii magaalada addis Ababa ee caasimada dalka itoobiya lagusoo gabagabeeyay kulan mudo qaatay oo ay yeesheen axsaabta siyaasadeed ee dalka oo kakooban 108 xisbi siyaasadeed oo kadiiwaan gashan komishinka doorashooyinka dalka, kuwaas oo siwada jira usaxeexay axdi qoraaleed islamarkaana samaystay gole hogaamin doona habdhaqanka iyo xidhiidhka axsaabta siyaasadeed ee dalka. Waxaana kulankan soo diyaariyay komishinka doorashooyinka dalka.

Hadaba kulan ay maanta yeesheen golaha axsaabta siyaasada dalku ayay kudoorteen gudoomiyaha golaha oo ay udoorteen Musa Adam oo ah gudoomiyaha xisbiga Qoomiyada canfarta (Afar people’s Party).

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Top Dhageyso: Musharrixiin Kalsoonida Kala Laabtay Guddiga Doorashada Jubbaland
- Jul 19, 2019
Iyadoo maalinkii khamiista ee  shalay guddiga doorashada madaxtinimada Jubbaland ay soo saareen shuruudo adag oo la ...
TOP NEWS: Beelo Ka Soo Horjeestay Guddiga Dib U Heshiisiinta Galmudug
- Jul 19, 2019
Qaar ka mid ah waxgaradka maamulka Galmudug ayaa si weyn uga soo horjeestay Guddiga ...
TOP DAAWO: Farmaajo, Somalilandta uu la hadlayo waa middee?+Sir Culus
- Jul 19, 2019
Dood ayaa ka taagan Sida ay Wadahadal Midho-dhal ah u yeelan karaan DF-Soomaaliya iyo ...