Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Golaha Shacabka Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Leh Muqdisho

Xildhibaanada golaha shacabka ayaa maanta kulankoodii shanaad oo qeyb ka ah Kalfadhida 5-aad ku leh magaalada Muqdisho.

Kulankan oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa dibad joog ka ah Warbaahinta, sida uu shaaciyay guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan.

Xubnaha golaha shacabka ayaa su’aalo la xariira amniga wey diin doona wasiirada amniga, gaashaandhigga iyo taliyeyaasha Ciidamada dowladda oo maanta hortagaya golahaasi.

Shalay xildhibaanada BFS oo kulan saacado badan qaatay ku yeeshay Muqdisho ayaa dood adag ka yeeshay amniga dalka, gaar ahaan Caasimadda.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Amray Hirgelinta Iyo Fulinta Xeerka Kufsiga
- Apr 24, 2019
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna ku-simaha Madaxweynha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa amray ...
DAAWO MUUQAAL:-Xisbiga Wadani oo Weerar ku Qaaday Imaaraadka, Kana hadlay Heshiiska Ucid iyo Kulmiye
- Apr 24, 2019
Xisbiga Wadani ayaa si kulul uga hadlay Heshiiska ay arimaha Doorashada ka wada ...
DAAWO MUUQAAL:-Faadumo Siciid oo Afka furatay, Arinta DP-World Iyo Berbera
- Apr 24, 2019
Faadumo Siciid oo kamid ah Masuuliyiinta Xisbiga Wadani , ayaa khudbad dhinacyo badan ...