Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO SAWIRRO:-Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Oo Guddoomiyay Shirka Tubta Horumarinta Arrimaha Bulshada

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeen Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta guddoomiyay shirka tubta arrimaha bulshada.

Kulanka Tubta Horumarinta Arrimaha Bulshada ayaa looga hadlay dib-u-eegista xogta shaqaalaha dawladda iyo soo ban-dhigidda wax-qabadka tubta sedaxdii bilood ee ugu horreeyay sannadka 2019.

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka ahna ku-simaha Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa faray dhammaan wasaaradaha iyo hay’adaha halbeegyada ku leh tubta in ay dardar-geliyaan fulinta qorshayashaa hor-yaalla ee hor-tebinta leh

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Amray Hirgelinta Iyo Fulinta Xeerka Kufsiga
- Apr 24, 2019
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna ku-simaha Madaxweynha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa amray ...
DAAWO MUUQAAL:-Xisbiga Wadani oo Weerar ku Qaaday Imaaraadka, Kana hadlay Heshiiska Ucid iyo Kulmiye
- Apr 24, 2019
Xisbiga Wadani ayaa si kulul uga hadlay Heshiiska ay arimaha Doorashada ka wada ...
DAAWO MUUQAAL:-Faadumo Siciid oo Afka furatay, Arinta DP-World Iyo Berbera
- Apr 24, 2019
Faadumo Siciid oo kamid ah Masuuliyiinta Xisbiga Wadani , ayaa khudbad dhinacyo badan ...