Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Taliyaha Booliiska Oo Sheegay In La Xiray Sarkaalkii Xukumayay Askarigii Dilay Bajaajlaha

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya Gen: Bashiir Maxamed Cabdi Ameeriko oo la hadlayay boqolaal ka mid ah dhalinyarada ku shaqeysata bajaajta oo maanta dibadbax ka dhigay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in la xiray taliyihii xukumayay askariga dilka gaystay barqanimadii maanta.

Waxa uu sheegay in cadaaladda la hor keenayo gacan ku dhiiglaha sidoo kalana ay uga tacsiyaynayaan dhamaan umadda Soomaaliyeed iyo qoyskii ay ka baxeen labada qof ee ehelka ahaa ee la dilay.


“Booliiska ee taagan adinka ayaay idiin shaqeeyaan amnigiina ayay sugaan amniguna waa nolosheena oo dhan,hadii ay wax dhacaan waa laga daba tegaa ninkii sarkaalka ka ahaa waa xiranyahay kan kalana waan keenaynaa Ehelkii uu ka dhintayna Samir iyo iimaan allaha kasiiyo adinka oo dhana Samir allaha idinka siiyo saaxiibkiin xaqoodiina meel ayaanu saaraynaa ayuu yiri taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed”

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Top Dhageyso: Musharrixiin Kalsoonida Kala Laabtay Guddiga Doorashada Jubbaland
- Jul 19, 2019
Iyadoo maalinkii khamiista ee  shalay guddiga doorashada madaxtinimada Jubbaland ay soo saareen shuruudo adag oo la ...
TOP NEWS: Beelo Ka Soo Horjeestay Guddiga Dib U Heshiisiinta Galmudug
- Jul 19, 2019
Qaar ka mid ah waxgaradka maamulka Galmudug ayaa si weyn uga soo horjeestay Guddiga ...
TOP DAAWO: Farmaajo, Somalilandta uu la hadlayo waa middee?+Sir Culus
- Jul 19, 2019
Dood ayaa ka taagan Sida ay Wadahadal Midho-dhal ah u yeelan karaan DF-Soomaaliya iyo ...