Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Qiso :Waxay Sugaysey 16 Sano isagoo Xabsi kujira !

Hadi Hashmari 16 sano oo uu xabsiyada israel ku xirnaa Laba maalin ka hor ayuu Nasiib u yeeshay in lasoo daayo oo uu Xoriyadiisa Dib u helo .

Gabadhii u mehersanayd ayaa sugeysay muddadi 16ka sano ee uu xirnaa oo Dhan ,intii uu xirnaa waxay Keydisey mushaharkii loo qoondeyyey Ninkeeda maxbuuska aha inti uu xirnaa,Lacagtaas waxay iibisay dhul kadibna waxay dhistay Guri ay ugu talagashay inay Degaan iyada oo rajeynaysay maalin un in uu usoo laaban doono oo xabsiga laga soo Dayn isaga oo xor ah.

Gabadhan ayaa la weydiiyey waxa u sahlay inay Sugto Qof aan laga Raja qabin in la soo Daayo ?

Waxay ku Jawaabtay

“ Hadii Qof doonistiisa iyo jacaylkiisu Dhab kaa yahay Dunida kale oo dhan kuuma muuqanayso isaga maahee, Waxaad sugi kartaa inta Cimrigaaga ka dhiman si aad hal maalin ula midowdo ,intii uu xirnaa xitaa saacad wax aan isaga ahayn Niyadayda masoo Gelin .
Hadii aan Weligii lasoo daayeen Xitaa waxaan hubaa inaan Noloshayda ku dhamaysan lahaa anigoo sugaya Hadi Hashmari Awoodaas iyo Goaankaas waxaa gaaray Xubin jirkayga kamid ah oo Waxa ku qoran qof kale aanuu ogaan karin Allah mooyee ,waxaa Mahad leh Allah oo qalbigayga ku sugay Qofkaan Rabay Dibna iigu soo Celiyey “


Waxaa Qoray Cabdirisaaq Jubba

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Amray Hirgelinta Iyo Fulinta Xeerka Kufsiga
- Apr 24, 2019
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna ku-simaha Madaxweynha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa amray ...
DAAWO MUUQAAL:-Xisbiga Wadani oo Weerar ku Qaaday Imaaraadka, Kana hadlay Heshiiska Ucid iyo Kulmiye
- Apr 24, 2019
Xisbiga Wadani ayaa si kulul uga hadlay Heshiiska ay arimaha Doorashada ka wada ...
DAAWO MUUQAAL:-Faadumo Siciid oo Afka furatay, Arinta DP-World Iyo Berbera
- Apr 24, 2019
Faadumo Siciid oo kamid ah Masuuliyiinta Xisbiga Wadani , ayaa khudbad dhinacyo badan ...