Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO:-Rag kasoo jeeda Puntland oo Tacadiyo Naxdin leh ugeystay Ganacsade Caan ah.

DAAWO:-Ganacsade Soomaaliyeed oo Tacadiyo ka dhan ah Bina’aadanimada loogu Geystay Dalka Mozambique.
waxaana la Ogaaday Magacyada Ragii dhaqaalaha ku bixiyay weerarkii lagu qaaday Dhibane Xaaji Abuukar Eelay.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Jama says:

    Fadlan joojiya baahinta wararkan oo kale maadaama aanay jirin xaqiiqo aad haysaan. Waa wax laga naxo inaad isticmaashaan kalmadaha hebel oo kasoo jeeda degaankaas ayaa wax gaarsiiyay nin kasoo jeeda deegaankaas. Dadka warkaan fidinayaa waa dad la yaqaano kana shaqeeya iska horkeenka shacabka soomaaliyeed.
    Waxaan la soconaa in dadka maalinkasta lagu xasuuqo xamar iyagoo loo dilayo hantidooda oo ay raadsadeen, ama nooca ganacsiga ay ku jiraan. Waxaan la soconaa in dhakhaatiir muslim ah oo siiriyaan ah la laayay oo ay ka dambeeyeen dhaqaatiir kale. Laakiin waxaas oo dhan cid tidhi hebel oo meel heblaayo kasoo jeeda ayaa dilay hebel oo meel heblaayo kasoo jeeda.

    Laakiin waxaa caado noqotay in dadka Puntland kasoo jeeda gooni loo raadsado si loogu tuso waxma garatada inay cadow u yihiin. Berigii hore waxaa la odhanjiray dad bay iyo bakool kayimid baa Puntland lagu dhibaa gadaalna waxaa xaqiiqo noqotay inay arintaasi been ahayd oo dad gooni ahi wadeen qorshahaas haddana iyagii baa wada.

    Laakiin kuwa websitekan leh waxaa fiicnaan lahayd inaanay soo deyn warkaan oo kale mmaddaama dadka laga cabanayo aanay siinin jaanis ay isku difaacaan. Waa mamnuuc inaad qof magaciisa webkaaga soogelisid una ogolaatid qofkale inuu soo geliyo ilaa aad hubsatid arintaas
    WBT




ad

Latest News

5 Waxyaabood oo Islaamku Dunida kusoo Kordhiyey (Video)
- Jun 19, 2019
Waxaa jira waxyaabo muhiim ah oo aqoonyahanadii Islaamku dunida kusoo kordhiyeen hadana caalamku ka ...
DAAWO;-Puntland Sheegtay In Vise Ama Dalku Gal Lagu soogali Doono Deeganadeeda
- Jun 19, 2019
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Puntland Yuusuf Maxamed Ismaaciil oo la hadlay ...
DAAWO-Villa Somalia oo Qorsheysay Amniga Doorashada Jubaland
- Jun 19, 2019
https://youtu.be/dUN3ejREoJU