Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

MUUQAAL:-Kadib Shir Saacado Socdey Madaxweyne Denni iyo Wasiiradiisa oo War Soo Saara

Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir Guddoominayey Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Todobaadkan looga hadlay Amniga, Ansixinta Miisaaniyadda 2019, Abaaraha iyo arrimo kale oo muhiim.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta Iyo Dalxiiska Cali Xasan Axmed Sabarey ayaa markii uu soo dhammaaday warbaahinta faahfaahin dheeraad ah ka siiyey shirkii maanta iyo qodobada ay uga hadleen golaha xukuumaddu.

Shirkaan ayaa waxa uu ku soo beegmayaa xilli xiisad culusi ka taagan tahay gobolka Sanaag ayna ciidanka Puntland iyo Somaliland isku horfadhiyaan degmada Yubbe ee gobolka Sanaag.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

5 Waxyaabood oo Islaamku Dunida kusoo Kordhiyey (Video)
- Jun 19, 2019
Waxaa jira waxyaabo muhiim ah oo aqoonyahanadii Islaamku dunida kusoo kordhiyeen hadana caalamku ka ...
DAAWO;-Puntland Sheegtay In Vise Ama Dalku Gal Lagu soogali Doono Deeganadeeda
- Jun 19, 2019
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Puntland Yuusuf Maxamed Ismaaciil oo la hadlay ...
DAAWO-Villa Somalia oo Qorsheysay Amniga Doorashada Jubaland
- Jun 19, 2019
https://youtu.be/dUN3ejREoJU