Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

ONLF OO Heshiis la gashay dowladda Itoobiya

Sidana Waxaa Yidhi Xoghayaha Guud Ee ONLF Mudane Cabdiraxmaan Maaday.

ONLF waxay Heshiis la gashay dowladda Itoobiya kaas oo ku dhisan isxurmayn iyo in si dhaqan wanaag ah loo tacaamulo, ururaduna danahooda siyaasadeed ku beegsadaan si nabad ah oo hufan kana reeban wax kastoo calwin kara xidhiidhka toosan ee ka dhaxeeya xoogaga siyaasadeed ee kala duwan.

Maamulka dowlad degaanka iyo xisbiga dalka Somalida xukumana waxaa naga dhexeeya xidhiidh ku dhisan istixgalin iyo isxurmayn si loo gaadho midnimo u adeegaysa danta guud.

mararka qaar waxaa dhacda in xubno ka tirsan ururada dalka ka jira ku kacaan falal aan ka turjumayn mowqifka rasmiga ah ee ururada ay ka tirsan yihiin.

Mowqifka rasmiga ah ee ONLF waxaa weeye inuu ixtiraamo heshiiskii dhowaan dhexe maray dhammaan ururada. Danihiisa siyaasadeedna ku beegsado dhaqan iyo hab hufan oo ka fog wax kastoo qadaf ah.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Amray Hirgelinta Iyo Fulinta Xeerka Kufsiga
- Apr 24, 2019
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna ku-simaha Madaxweynha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa amray ...
DAAWO MUUQAAL:-Xisbiga Wadani oo Weerar ku Qaaday Imaaraadka, Kana hadlay Heshiiska Ucid iyo Kulmiye
- Apr 24, 2019
Xisbiga Wadani ayaa si kulul uga hadlay Heshiiska ay arimaha Doorashada ka wada ...
DAAWO MUUQAAL:-Faadumo Siciid oo Afka furatay, Arinta DP-World Iyo Berbera
- Apr 24, 2019
Faadumo Siciid oo kamid ah Masuuliyiinta Xisbiga Wadani , ayaa khudbad dhinacyo badan ...