Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS oo ka tacsiyadeeyey weerarkii ay ku dhinteen muslimiin Soomaali ay kujirto

Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka  Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyadeeyey dadkii muslimiinta ah ee ku dhintay weerarkii ka dhacay masaajidyo kuyaal dalka Newzealand, guud ahaan gaar ahaan dadkii Soomaaliyeed ee ku dhintay.

Guddoomiyaha ayaa shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyey dadkii halkaasi ku dhintay,isagoo sidoo kale dowladda iyo shacabka Newzealand tacsi u diray,una rajeeyey dadka dhaawacmay caafimaad deg deg ah.

Ilaa 49 qof ayaa la sheegay in ay ku geeriyootay tiro kalena ay ku dhaawacmeen weerar lagu qaaday masaajidyo kuyaala Christchurch ee dalkaasi.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DEG DEG Shirar Madaxtoyada+Axmed Madobe Dagalka Shabab+Weraro Puntland
- May 24, 2019
https://youtu.be/qo2ZwgUxFZQ
DAAWO MUUQAAL:-Madaxweynaha Jubaland oo maalinkii labaad booqasho kula jooga ciidamada jiida hore ku sugan
- May 24, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo maalinkii labaad booqasho kula ...
MUUQAAL:-Ra’isulwasaarihii Ingiriiska Theresa May Oo Si Rasmi Ah Ugu Dhawaaqday Inay Is Casishay
- May 24, 2019
Ra’isulwasaarihii  dalka ingiriiska Theresa May ayaa daqiiqado ka hor ku dhawaaqday in ay iska casishay xilka ...