Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Madaxweyne Farmaajo oo Dalka dib ugu soo Laabtay kadib Shirkii Kampala

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wafdigiisa ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii ay ka soo qeyb-galeen Shir Madaxeedka Africa Now ee shalay lagu soo gaba-gabeeyay magaalada Kampala xarunta Dalka Uganda.

Shirka Afrika Now ayaa diiradda lagu saaray arrimaha nabadgelyada, isdhexgalka iyo koboca dhaqaalaha ee Qaaradda Afrika, iyadoo Madaxweynaha Jamhuuriyadda uu ka jeediyay shirkaas Khudabad.

Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa inta uu joogay Magaalada Kampala waxa uu kormaaray askar ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo tababar Layli Sarkaal ah ku qaadanaya Dugsiga Tababarka Militariga Kabamba ee dalka Uganda.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO:-Siyaasi Caan ah oo Tilmaamay Ciladaha Heysta Dowlada Farmaajo,
- Mar 22, 2019
https://youtu.be/xH2bnKqPYgY
MUUQAAL:-Odayaasha Degaanka Xudun Oo Fariin Udiray Madaxweynaha Somaliland
- Mar 22, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=z87ulTvSQd8
MUUQAAL:-Sheekh caan ah oo ku Baaqay In Guurka La Badiyo
- Mar 22, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=Tl3Fj6Bs0WQ