Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

MUUQAAL:-Wafdi ka socda Puntland oo safar ku tagaya deegaanka Yubbe

Wafti ballaaran oo ka socda xukuumadda Puntland, saraakiil ciidan iyo maamulka gobolka Sanaag ayaa lafilaaya inay maanta booqdaan degmada Yubbe ee gobolka Sanaag iyo deegaamo hoosyimaada.


Waftigaan oo saacadihii ugu dambeeyey ku sugnaa magaalada Badhan ee xarunta gobolka Sanaag ayaa waxaa lafilayaa inay gaaraan fariisimada cusub ee ciidanka Puntland ay ka samaysteen duleedka degmada Yubbe ee gobolka Sanaag.


Dhinaca kalena, waftigu waxa ay lakulmi doonaan qaybaha kala duwan ee bulshada kunool degmada Yubbe iyo tuulooyinka hoosyimaada si ay uga xog waraystaan xaaladdooda iyo sidii ay ciidamada u soo dhowayn lahaayeen.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO:-Siyaasi Caan ah oo Tilmaamay Ciladaha Heysta Dowlada Farmaajo,
- Mar 22, 2019
https://youtu.be/xH2bnKqPYgY
MUUQAAL:-Odayaasha Degaanka Xudun Oo Fariin Udiray Madaxweynaha Somaliland
- Mar 22, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=z87ulTvSQd8
MUUQAAL:-Sheekh caan ah oo ku Baaqay In Guurka La Badiyo
- Mar 22, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=Tl3Fj6Bs0WQ