Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Banaanbax Lagu diidan yahay Somaliland oo ka socda Hadaftimo

Xiisada u dhaxaysa Puntland iyo SOmaliland ayaa ka taagnayd Bariga Gobolka Sanaag, Kadib markii ay Halkaasi gaadheen Ciidamo ka tirsan Somaliland oo Fadhiisimo Cusub ka samaystay.

Banaanbax balaadhan oo looga soo horjeedo Ciidamada Somaliland ayaa haatan waxa uu ka soconayaa degmada Hadaftimo ee gobolka Sanaag.

Dadka banaanbax dhigaya oo isugu jira Waxgarad, Dhalinyaro iyo Haweenka ayaa lagu soo waramayaa in ay isugu soo baxeen waddooyinka waaweyn ee degmada Hadaaftimo iyagoona ku dhawaaqaya erayo ka dhan ah Somaliland.

Mid kamid ah dadka banaanbaxa dhigaya ayaa sheegay in banaanbaxa looga soo horjeedo dhaqdhaqaaqa ay ciidamada maamulka Somaliland uu kawado gobolka Sanaag, waxaana uu sheegay in taageerayaan dowladda Puntland.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DEG DEG Shirar Madaxtoyada+Axmed Madobe Dagalka Shabab+Weraro Puntland
- May 24, 2019
https://youtu.be/qo2ZwgUxFZQ
DAAWO MUUQAAL:-Madaxweynaha Jubaland oo maalinkii labaad booqasho kula jooga ciidamada jiida hore ku sugan
- May 24, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo maalinkii labaad booqasho kula ...
MUUQAAL:-Ra’isulwasaarihii Ingiriiska Theresa May Oo Si Rasmi Ah Ugu Dhawaaqday Inay Is Casishay
- May 24, 2019
Ra’isulwasaarihii  dalka ingiriiska Theresa May ayaa daqiiqado ka hor ku dhawaaqday in ay iska casishay xilka ...