Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Fatahaado ay ku dhinteen in kabadan 100 qof oo ka dhacay Mozambique iyo Malawi.

Ugu yaraan 115-ruux ayaa ku dhimatay Mozambique, Malawi iyo  Koonfur Afrika , markii Roobab xoogan oo dhaliyay fatahaado ay saameeyeen 843,000 Dad ah oo ku nool Koofur Bari ee Qaaradda Afrika.

Saraakiil iyo mas’uuliyiin ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa xaqiijiyay dhibaatooyinka ay sababeen fatahaadahaasi, waxayna ku baaqeen in lagu dhaqaaqo gurmad Bini’aadanimo oo lagu badbaadiyo Dadkaasi.

Ugu yaraan 66 Qof ayaa ku dhimatay Mozambique, 45-kalana waxa ay ku geeriyoodeen Malawi, halka 4-kalena ay ku dhimatay K/Afrika, markii Rooobab mahiigaan ah ay ku dhufteen Dalalkaasi.

Dalaka Malaawi iyo Mozambique ayaa wado dedaallo lagu gargaarayo Dadkii ku barakacay fatahaadahaasi, waxaana saadaalinayaa in ay sii socon doonaan Maalinta Jimcaha ah ee soo socota.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO:-Siyaasi Caan ah oo Tilmaamay Ciladaha Heysta Dowlada Farmaajo,
- Mar 22, 2019
https://youtu.be/xH2bnKqPYgY
MUUQAAL:-Odayaasha Degaanka Xudun Oo Fariin Udiray Madaxweynaha Somaliland
- Mar 22, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=z87ulTvSQd8
MUUQAAL:-Sheekh caan ah oo ku Baaqay In Guurka La Badiyo
- Mar 22, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=Tl3Fj6Bs0WQ