Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Mareykanka oo ka hadlay duqeyn ka dhacday Shabeelaha Hoose

War qoraal ah oo ka soo baxay taliska Mareykanka ee qaarada Afrika ee Africom ayaa waxaa looga hadlayay duqeyn ay ka fuliyeen saldhigyo Al-Shabaab ay ku leeyihiin deegaano ka tirsan Gobalka Shabeelah Hoose.

Mareykanka ayaa sheegay in duqeynta ay ka dhacday deegaan lagu magacaabo Huley oo ka tirsan Gobalka Shabeelaha hoose.

Taliska ayaa sheegay in Khasaaro lixaad leh ay gaar siiyeen dagaalamayaal ak tirsan Al-Shabaab.

Balse taliska Mareykanka ma sheegin tirade rasmiga ah ay ku dileen duqeyntii ka dhacday Gobalka Shabeelaha Hoose.

Mareykanka ayaa kordhiyay duqeymha ay ka fulinayaan deegaanada ay ku sugan yihiin dagaalamayaasha Al-Shabaab.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DEG DEG Shirar Madaxtoyada+Axmed Madobe Dagalka Shabab+Weraro Puntland
- May 24, 2019
https://youtu.be/qo2ZwgUxFZQ
DAAWO MUUQAAL:-Madaxweynaha Jubaland oo maalinkii labaad booqasho kula jooga ciidamada jiida hore ku sugan
- May 24, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo maalinkii labaad booqasho kula ...
MUUQAAL:-Ra’isulwasaarihii Ingiriiska Theresa May Oo Si Rasmi Ah Ugu Dhawaaqday Inay Is Casishay
- May 24, 2019
Ra’isulwasaarihii  dalka ingiriiska Theresa May ayaa daqiiqado ka hor ku dhawaaqday in ay iska casishay xilka ...