Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

MUUQAAL:-Gaadiidka Caafimaadka Deg Degga ah oo Ku Qulqulaya Hargeysa & Dhaawacyo La Gaarsiiyey

Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya gaadiidka gurmadka deg dega ah ee caafimaadka oo saacadihii ugu dambeeyey ku sii qulqulaya cisbitalka guud ee magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland.

Gaadiidkaan ayaa lagu soo waramayaa inuu magaalada Hargaysa gaarsiiyey dad ku soo dhaawacmay shil fool xun oo ka dhacay gudaha magaalada Hargeysa isla markaana ay siyaabo kala duwan dad shicib ah ugu dhaawacmeen.

Taliska ciidamada waddooyinka Somaliland oo gaarey goobta ayaa shaaca ka qaaday in shilkaasi uu ahaa mid aad u daran sababayna khasaare nafeed iyo mid maal, wuxuuna sheegay inay wadaan baaritaano ku aadan arrinkaasi.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DEG DEG Shirar Madaxtoyada+Axmed Madobe Dagalka Shabab+Weraro Puntland
- May 24, 2019
https://youtu.be/qo2ZwgUxFZQ
DAAWO MUUQAAL:-Madaxweynaha Jubaland oo maalinkii labaad booqasho kula jooga ciidamada jiida hore ku sugan
- May 24, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo maalinkii labaad booqasho kula ...
MUUQAAL:-Ra’isulwasaarihii Ingiriiska Theresa May Oo Si Rasmi Ah Ugu Dhawaaqday Inay Is Casishay
- May 24, 2019
Ra’isulwasaarihii  dalka ingiriiska Theresa May ayaa daqiiqado ka hor ku dhawaaqday in ay iska casishay xilka ...