Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

MUUQAAL:-Dagaalkii Puntland iyo Somaliland oo Waji Kale Yeeshay iyo Jabhadda Caarre oo Ku Biirtay

Xili weli cirka isku sii shareerayaan xiisadihii dagaal ee u dhaxeeyey Puntland iyo Somaliland isla markaasna qaybo kamid ah gobolka Sanaag uu ay hada socdaan dhaq dhaqaaqyo ciidan ayaa waxaa dagaalkaasi kusii baray kana hadlay hogaamiyaha Jabhadda xoreynta iyo dulmi diidka Somaliland ee Korneyl Caarre.

Korneyl Siciid Cawil Jaamac (Caarre) oo goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay gudaha magaalada Garowe ayaa ku dhawaaqay xaalad dagaal oo deg deg ah, isagoona ugu baaqay madaxweynaha Somaliland uu kala baxo deegaanada gobolka Sanaag ciidamadiisa hadii uu kala bixi waayana ay wajihi doonaan xaalad adag.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:- Ugaaska beesha Cawlyahan”Axmed madoobe odoyaal dhaqan oo been abuur ah ayuu magacaabay”
- May 23, 2019
Ugaas Xuseen Ugaas Maxamuud Ugaas Qorane oo ka mid ugaasyada Soomaaliyeed ahna ugaaska ...
DAAWO MUUQAAL:- Somaliland oo si kulul uga hadashay Sharciga Bartoolka Somalia oo Baarlamaanka DFS uu Ansixiyey
- May 23, 2019
Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay Sharciga Bartoolka ee dhowaan uu meel Mariyey Baarlamaanka ...
Warbixin :-Soomaaliya oo diiday inay fursad siiso Kenya
- May 23, 2019
Soomaaliya ayaa ka jawaabtay talaabooyin xiriiro ah oo ay qaaday Kenya, kuwaas oo u ...