Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Dagaal Xoogan oo Ka Dhacay Magaalada Galkacyo iyo Dhimasho & Dhaawac Ka Dhashay.

Wararka naga soo gaaraya Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in sakay halkaasi ay ku wada dagaalameen laba maleeshiyo,dagaalkaas oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.

Dagaalka ayaa waxa uu ka dhacay Waqooyiga Magalada Gaalkacyo ee Puntland, waqxaana uu yimid kadib markii labada maleeshiyo ay isku qabsadeen dhul ku yaalla agagaarka Xasbiga weyn ee Waqooyiga Gaalkacyo oo maalmahaan uu khilaaf xoogan ka taagnaa.

Inta la xaqiijiyey ilaa laba ruux ayaa dagaalkaas ku geeriyootay halka 5 kale ay ku dhaawacmeen, sida ay Risaala u sheeegeen dad ku sugan Waqooyiga Magalada Gaalkacyo meel aan ka fogeen halka uu dagaalka ka dhacay.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO:-Siyaasi Caan ah oo Tilmaamay Ciladaha Heysta Dowlada Farmaajo,
- Mar 22, 2019
https://youtu.be/xH2bnKqPYgY
MUUQAAL:-Odayaasha Degaanka Xudun Oo Fariin Udiray Madaxweynaha Somaliland
- Mar 22, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=z87ulTvSQd8
MUUQAAL:-Sheekh caan ah oo ku Baaqay In Guurka La Badiyo
- Mar 22, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=Tl3Fj6Bs0WQ