Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Madaxweyne Farmaajo oo maanta khudbad ka jeedinayo Shirka Kambaala.

adaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, ayaa lagu wadaa in maanta uu khudbad ka jeediyo Shirka Africa ee ka socda magaalada Kambaala ee xarunta dalka Uganda.

Shirka oo maanta la soo xirayo ayaa la filayaa in Madaxweynaha Soomaaliya uu jeediyo khudbad uu kaga hadlayo Isbadalada ka socda Africa iyo faa’iidada shirkaan u leeyahay Africa.

Sidoo kale Madaxweynaha Soomaaliya ayaa booqday xarumo Ciidan oo ku yaala dalka Uganda, iyo Ciidamo loo tababarayo Soomaaliya, isagoo kulamo la qaatay Saraakiil iyo mas’uuliyiin kale oo katirsan Dowladda Uganda.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO:-Siyaasi Caan ah oo Tilmaamay Ciladaha Heysta Dowlada Farmaajo,
- Mar 22, 2019
https://youtu.be/xH2bnKqPYgY
MUUQAAL:-Odayaasha Degaanka Xudun Oo Fariin Udiray Madaxweynaha Somaliland
- Mar 22, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=z87ulTvSQd8
MUUQAAL:-Sheekh caan ah oo ku Baaqay In Guurka La Badiyo
- Mar 22, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=Tl3Fj6Bs0WQ