Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

MUUQAAL: -Cali Xaraare oo ka hadlay Dhaqan Xumada Dad Caan ah, oo Soomaalid Nolosha ku Aastay

Waa Arin Cajiib ah oo Bulshada Inteeda badan ay la yaabtay, in Waayadan dambe la arkay dad Soomaaliyeed, oo Ciwaano Been Abuur ah samaystay, Islamarkaana soo gudbinaya Tacsida dad Soomaaliyeed oo Caan ah, Kuwaasi oo Nool.

Dadka Been Abuurka Horay loogu sameeyay waxaa kamid ah Xasan aadan Samatar, sidoo kale Wariye C.salaam Hereri, Cali Xaraare Laftiisa, iyo Shaqsiyaad kale oo Bulshada magac ku leh, waxaana Arintaasi ku Kadsooma Qaar badan oo Bulshada kamid ah.


Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DEG DEG Shirar Madaxtoyada+Axmed Madobe Dagalka Shabab+Weraro Puntland
- May 24, 2019
https://youtu.be/qo2ZwgUxFZQ
DAAWO MUUQAAL:-Madaxweynaha Jubaland oo maalinkii labaad booqasho kula jooga ciidamada jiida hore ku sugan
- May 24, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo maalinkii labaad booqasho kula ...
MUUQAAL:-Ra’isulwasaarihii Ingiriiska Theresa May Oo Si Rasmi Ah Ugu Dhawaaqday Inay Is Casishay
- May 24, 2019
Ra’isulwasaarihii  dalka ingiriiska Theresa May ayaa daqiiqado ka hor ku dhawaaqday in ay iska casishay xilka ...