Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Ciidamo mushaar la’aan iyo raashin la’aan uga soo baxaya furamaha dagaalka

Ciidamo katirsan Milateriga Soomaaliya oo ku sugan furumaha dagaalka degaano iyo degmooyin katirsan Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa ka cabanaya mushaar la’aan iyo garaaamkii ay dowladda ku lahaayeen oo laga goostay.

Qaar kamid ah Ciidamadaan oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in mudo 4 bil ah aysan qaadan wax mushaar ah, hadana laga goostay garaamkii ama raashinkii ay ku lahaayeen dowladda.

Askartaan ayaa sheegay in ay ka soo baxayaan furamaha dagaalka maadaama ay waayeen mushaarkii iyo Cuntadii ay cuni lahaayeen islamarkaana aysan raashin la’aan iyo lacag la’aan ku sii jiri Karin aagga hore ee dagaalka.

Sidoo kale qaar kamid ah Ciidamadaan katirsan Milateriga Soomaaliya ayaa sheegay in guryihii laga soo saaray carruurtii ay dhaleen kadib markii ay bixin waayeen kirada guriga, sidoo kale waxay sheegayn in biilkii laga goostay carruurtooda arimahaas oo dhan ay sababayaan in ay ka soo baxaan aagga hore hadii aysan dowladda bixin mushaaraadka Ciidamada Dowladda.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DEG DEG Shirar Madaxtoyada+Axmed Madobe Dagalka Shabab+Weraro Puntland
- May 24, 2019
https://youtu.be/qo2ZwgUxFZQ
DAAWO MUUQAAL:-Madaxweynaha Jubaland oo maalinkii labaad booqasho kula jooga ciidamada jiida hore ku sugan
- May 24, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo maalinkii labaad booqasho kula ...
MUUQAAL:-Ra’isulwasaarihii Ingiriiska Theresa May Oo Si Rasmi Ah Ugu Dhawaaqday Inay Is Casishay
- May 24, 2019
Ra’isulwasaarihii  dalka ingiriiska Theresa May ayaa daqiiqado ka hor ku dhawaaqday in ay iska casishay xilka ...