Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Somaliland oo si adag uga Jawaabtay Hadalkii kasoo yeedhay Madaxwaynaha Puntland

 Somaliland ayaa ka jawaabtay hadalkii kasoo yeedhay Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdullaahi DENi oo maanta sheegay in PL uu Dulqaadkii ka dhamaaday isagoo Somaliland ku eedeeyay Duulaan iyo Daan-daansi cusub inay ka wado Gobolka sanaag.

Wasiirka Gaashaandhiga ee Somaliland ayaa sheegay inaysan jirin Ciidamo Somaliland leedahay oo galay Xuduudka Puntland, Balse wuxuu sheegay in Ciidanka Somaliland ay gaadheen dhul ka tirsan Somaliland oo Ciidamo horay uga Joogeen, Hadan ay Xoojin ku sameeyeen.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO:-Siyaasi Caan ah oo Tilmaamay Ciladaha Heysta Dowlada Farmaajo,
- Mar 22, 2019
https://youtu.be/xH2bnKqPYgY
MUUQAAL:-Odayaasha Degaanka Xudun Oo Fariin Udiray Madaxweynaha Somaliland
- Mar 22, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=z87ulTvSQd8
MUUQAAL:-Sheekh caan ah oo ku Baaqay In Guurka La Badiyo
- Mar 22, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=Tl3Fj6Bs0WQ