Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

TOP NEWS:-Dowladda Japan Oo $1 Milyan Ugu Deeqaya Soomaaliya

Dowladda Jaban ayaa Soomaaliya ugu deeqeysa $1 milyan oo lagu tala galay in looga hortago halista walxaha qarxa, sida miinooyinka dhulka lagu aaso.

Japan ayaa lacagtaasi ku wareejineysa hay’adda ka hortagist miinooyinka QM UNMAS, sida uu sheegay sarkaal ka tirsan safaarada Japan ee dalka Kenya.

Shantii sano ee la soo dhaafay ayaa waxaa Japan ay Soomaaliya ugu deeqday $7.3 milyan oo dhamaan wax looga qabanayay soo saarida waxyaabaha qarxa.

Sidoo kale dowladda Japan ayaa sheegtay in ay tababaro siineyso ciidamada Booliska Soomaaliyeed, si loo xaqiijiyo amniga dalka.

Qurat-ul-Ain oo ah sarkaal ka tirsan hay’adda miinooyinka Qaramada Midoobay UNMIS ayaa si weyn u soo dhaweysay deeqda ay ka heleen Japan, taas oo ay sheegtay in ay wax tar u leedahay dhinaca badqabka dadka shacabka ah.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO:-Siyaasi Caan ah oo Tilmaamay Ciladaha Heysta Dowlada Farmaajo,
- Mar 22, 2019
https://youtu.be/xH2bnKqPYgY
MUUQAAL:-Odayaasha Degaanka Xudun Oo Fariin Udiray Madaxweynaha Somaliland
- Mar 22, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=z87ulTvSQd8
MUUQAAL:-Sheekh caan ah oo ku Baaqay In Guurka La Badiyo
- Mar 22, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=Tl3Fj6Bs0WQ