Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Madaxwaynaha Puntland oo si kulul uga hadlay Xaalada Colaad ee ka taagan gobolka Sanaag

Madaxda ugu saraysa dowladda Puntland ayaa si kulul uga hadlay dhaqdhaqaaqyada ciidanka Somaliland ay ka wadaan duleedka degmada Yubbe ee gobolka Sanaag iyo deegaamada hoosyimaada.

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Denni ayaa sheegay in maamulka Somaliland uu daandaansi qaawan ka wado gobolka Sanaag ayna Puntland in muddo ah u dulqaadanaysay daandaansiyada Somaliland ee gobolada Sanaag, Cayn iyo Sool.

Denni wuxuu sheegay in shacabka iyo dowladda Puntland ay xeerinayeen deris wanaagga iyo nabadda haseyeeshee wixii hadda ka dambeeya ay iska difaaci doonaan cidkasta oo ku soo xad gudubta xuduudohooda.

Madaxweynaha ayaa u sheegay bulshada kunool gobolka Sanaag inay garab istaagaan ciidanka difaaca Puntland ayna kaalintooda ka qaataan sidii deegaamadaasi looga difaaci lahaa cidkasta oo ku soo xad gudubta.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DEG DEG Shirar Madaxtoyada+Axmed Madobe Dagalka Shabab+Weraro Puntland
- May 24, 2019
https://youtu.be/qo2ZwgUxFZQ
DAAWO MUUQAAL:-Madaxweynaha Jubaland oo maalinkii labaad booqasho kula jooga ciidamada jiida hore ku sugan
- May 24, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo maalinkii labaad booqasho kula ...
MUUQAAL:-Ra’isulwasaarihii Ingiriiska Theresa May Oo Si Rasmi Ah Ugu Dhawaaqday Inay Is Casishay
- May 24, 2019
Ra’isulwasaarihii  dalka ingiriiska Theresa May ayaa daqiiqado ka hor ku dhawaaqday in ay iska casishay xilka ...