Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO WAREYSI:- Ambassador Faadumo Isaaq Biixi oo wareysi xiiso leh bixisay

Ambassador Faadumo Isaaq Biixi oo ahayd safiirkii hore ee soomaaliya u fadhin jiray magaalada Geneva ee dalka Switzerland ayaa bixisay wareysi dheer oo aad u xiiso badan, kaasoo ay uga sheekeysay taariikhdeedi waxbarasho iyo shaqooyinkii ay soo qabatey.

Waxaa Ambassador Faadumo Biixi ay si fiican uga sheekeysay marxaladihii uu dalka soomaaliya soo maray iyo madaxdii iyo dawladihii soo maray ee ay lasoo shaqaysay.

Waxaa ay ka war bixisay dalalkii ay soomaaliya la lahayd xiriirka diblomaasiyeed iyo kuwa uu cilaaqaadkoodu xumaa, waxaana ay ka hadashay dagaalkii dheeraa ee dhex maray soomaaliya iyo itoobiya.

HOOS KA DAAWO WAREYSIGA  AMBASSADOR FAADUMO

Daahir F. Afdheere

owsame1@yahoo.com

————————————

Saadaal.com

Saadaalnews@gmail.com

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO:-Siyaasi Caan ah oo Tilmaamay Ciladaha Heysta Dowlada Farmaajo,
- Mar 22, 2019
https://youtu.be/xH2bnKqPYgY
MUUQAAL:-Odayaasha Degaanka Xudun Oo Fariin Udiray Madaxweynaha Somaliland
- Mar 22, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=z87ulTvSQd8
MUUQAAL:-Sheekh caan ah oo ku Baaqay In Guurka La Badiyo
- Mar 22, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=Tl3Fj6Bs0WQ