Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

MUUQAAL:-Wasiirka Haweenka Jubbaland oo ka hor timid shirka Haweenka Qaranka uga socda Muqdisho

Wasiiradda Haweenka Iyo Xuquuqul Insaanka Jubaland Qamar Deeq khaliif ayaa waxay kahadashay shirwaynihii Haweenka ee lagu qabtay Magaalada Muqdisho kaas oo looga hadlayo aayaha Haweenka iyo sidii loo diyaarin lahaa axdi Qarameed u gaar ah Haweenka, gaar ahaan dhinacyada siyaasadda, dhaqaalaha iyo bulshada oo ay u dhanyihiin haweenka Soomaaliyeed.


Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO:-Siyaasi Caan ah oo Tilmaamay Ciladaha Heysta Dowlada Farmaajo,
- Mar 22, 2019
https://youtu.be/xH2bnKqPYgY
MUUQAAL:-Odayaasha Degaanka Xudun Oo Fariin Udiray Madaxweynaha Somaliland
- Mar 22, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=z87ulTvSQd8
MUUQAAL:-Sheekh caan ah oo ku Baaqay In Guurka La Badiyo
- Mar 22, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=Tl3Fj6Bs0WQ