Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Dagaal dhexmaray Ciidamada Jabuuti iyo Al-Shabaab

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo duleedka degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ku dhexmaray rag ka tirsan Ururka Al-Shabaab iyo Ciidamada Jabuuti oo ka mid ah Ciidamada AMISOM ee ka howlgalla Soomaaliya.

Dagaalka ka hor ayaa ciidamada Jabuuti waxa ay dhaq dhaqaaqyo ciidan ka bilaabeen duleedka degmadaas,kadib markii weeraro hoobiyeyaal ah lagu qaaday Saldhig ay halkaasi ku lahaayeen,hayeeshee waxaa weerar kusoo qaaday rag ka tirsan Ururka Al-Shabaab.

Dadku sugan degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegeen in dagaal culus uu duleedka degmada Jalalaqsi ku dhexmaray ciidamada Jabuuti iyo Ururka Al-Shabaab,hayeeshee aysan cadeyn karin khasaaraha ka dhashay dagaalkaas.

Somali Militia of Al-Shabab seen during exercises at their military training camp outside Mogadishu Tuesday Nov. 4, 2008. The armed wing of the former ruling Islamic Courts in Somalia, Al-Shabab is a powerful resurgent group and has been fighting foreign troops in the country since early 2007. Al-Shabab is named as a terrorist organization by United States of America. (AP Photo (AP Photo)

Al-Shabaab ayaa warar ay ku qoreen Baraha Internet-ka waxa ay ku sheegeen in dagaalkaas ay ciidamada Jabuuti khasaaro ku gaarsiiyeen,waxaana jirin warar madax banaan oo xaqiijinya warka kasoo baxay Al-Shabaab.

Saraakiisha ciidamada Jabuuti oo ka mid ah AMISOM ayaa weli dhankooda dagaalkaas ka hadlin,waxaana jirtay in habeen ka hor saldhiga Ciidamada Jabuuti ee degmada Jalalaqsi ay Al-Shabaab hoobiyeyaal ku weerareen taas oo keentay inay Ciidamada Jabuuti dhaq dhaqaaqyo Ciidan ay sameeyaan.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO:-Siyaasi Caan ah oo Tilmaamay Ciladaha Heysta Dowlada Farmaajo,
- Mar 22, 2019
https://youtu.be/xH2bnKqPYgY
MUUQAAL:-Odayaasha Degaanka Xudun Oo Fariin Udiray Madaxweynaha Somaliland
- Mar 22, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=z87ulTvSQd8
MUUQAAL:-Sheekh caan ah oo ku Baaqay In Guurka La Badiyo
- Mar 22, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=Tl3Fj6Bs0WQ